Hargeysa(berberanews):-Madaxweynaha Jamhuuryada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Waxaa Uu Digreeto Madaxweyne Uu Ku Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland .
Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Uu Magaacabay Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed
Waxaana War-Saxaafadeed Hada Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Uu U Dhiganaa Sidan .
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3319/052015 uu ku magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare Somaliland
Madaxweynuhu:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 97aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 101aad iyo 105aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Talada iyo soo jeedinta Guddida Cadaaladda;
Markuu Aqoonsaday: Baahida weyn ee loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka;
Markuu ku Qancay: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;
Markuu Isku Qanciyey: In uu hanan karo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka;
Wuxuu Go’aansaday
In Mudane, Aadan Xaaji Cali Axmed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.