Hargeysa (berberanews) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah Mudanayaasha aqalka golaha wakiilada ayaa ka hadlay Safar ay ugu baxeen Guddida daba galka Hantida ee Golahaasi, kaasi oo sida uu tilmaamay Shirguddoonka golahu ka reebeen safarkaasi oo uu ku qornaa, hasa-yeeshee lagu beddelay xildhibaan aan guddidooda ka mid ahayn.
Berberanews.com