10-ka dal ee adduunka ugu nabdoon iyo kuwa ugu ammaanka xun oo la soo saaray

Mac-hadka Dhaqaalaha iyo Arrimaha Nabadda Adduunka, ayaa waray ku iftiimiyey dalalka caalamka ugu nabdoon iyo kuwa ugu khatarta badan, waxaannu xogta uu soo bandhigay ku sheegay in 81 dal ay sidii loogu talagalay nabadoodu tahay, halka 78 dal xaaladooda ammaan aad u khatar badan tahay.

 Mac-hadkan oo 162 madaxbannaan cilmi-baadhistiisa ka sameeyey, kuwaasoo caalamka ka ah 99.6% waxa uu sheegay in waddamada Ciraq, Suuriya, Liibiya, Yemen iyo Soomaaliya xaaladahoodu ka sii darayaan.
dalalka-nabadda-ah-iyo-kuwa-xun

Haddaba, Mac-hadkan (Institute for Economic and Peace) waxa uu kala dhigay warbixintiisa sidan:

10-ka dal ee caalamka ugu nabdoon:

  1. (Iceland)
  2. Denmark
  3. Austria
  4. New Zealand
  5. Switzerland
  6. Finland
  7. Canada
  8. Japan
  9. Australia
  10. Czech Republi.

 10-ka dal ee caalamka ugu nabadda xun:



  1. Suuriya
  2. Ciraaq
  3. Afganistan
  4. Kooonfurta Sudan
  5. Jamhuuriyadda Badhtamaha Afrika
  6. Soomaaliya
  7. Suudaan
  8. DR Congo
  9. Pakistan
  10. Woqooyiga Kuuriya.