Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo dawladda ku wareejisay Idaacad si sharci darro ah uga shaqaynaysay caasimadda-Daawo

Guddomiyaha Maxkamada Gobolka maroodi-jeex Faysal C.laahi Ismaaciil, ayaa qalab idaacada FM ah ku wareejiyay Agaasimaha waaxda idaacadaha ee Wasaarada wasrfaafinta Xasan Maxmed Yuusuf, idaacadan oo ahayd mid si sharciga baal marsan hawada loo soo galeyay oo cidamada amaanku gacanta ku soo dhigeen.