Golaha Deegaanka Hargeysa oo laba ciyaaryahan ka mamnuucay ka qaybgalka tartanka Gobollada

Hargeysa-(Berberanews)-Golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa, ayaa ka mamnuucay laba ciyaartoy oo magacyadoodu kala yihiin, Maxamud Cabdi Xasan iyo Ayaanle Axmed Macamuud ka qaybgalka tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland.

Shir ay saaka isugu yimaadeen Guddida Fulinta Caasimadda oo uu guddoomiyay Maayarka magaalada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa dood iyo falanqayn dheer ka dib waxay soo saareen Go’aanka ay labadan ciyaartoy oo ka tirsan dawladda Hoose kaga joojiyeen ka qaybgalka tartanka ciyaaraha Gobollada.

Go’aankaas oo dhammaystirana waxaa uu u dhignaa sidan;

11910706_812829812170397_630517861_n