Madaxweyne Silaanyo oo la kulmay wefti ka socda dawladda Kuwait-Daawo

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda dawlada kuweit oo gacan ka gaysanaya abaaraha ka jira Gobolada galbeedka Somaliland.