Hargeysa(berberanews):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa. waxaa madaxweynaha ku weheliyay tukashadda salaada masuuliyiin ka tirsan xukuumadda.
Berberanews.com