Madaxweyne ku xigeenka oo ka qaybgalay Xaflad ay 75 arday kaga qallinjebiyeen Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda Hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah.