Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Faraniiska

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux.

Kulankan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka faransiiska.

 
 
12717301_909381989175655_8263840471812019742_n
 
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa