Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodijeex Oo Ka Hadashay Xayiraada La Saaray Warshada Hargaha Ee Dacar-budhuq

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodijeex Cali Suudi Diiriye oo manta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa xaqiijiyay in Maxkamadda Racfaanku ay xayirtay Warshaddaha Hargaha degmada Laasgeel, ka dib markii ay bulshada ku dhaqan deegaankaasi kala kulmeen dhibaato caafimaad daro.

Grabbed Frame 7
 

Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa