Shirguddoonka Golaha Wakiilada Iyo Saddexda Xisbi Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Guddo-galayo Xeerka Qabyo Qoraalka Doorashooyinka

Hargeysa (Berbera news) Kulan maanta ay xarunta Baarlamaanka ku yeesheen Shirguddoonka Golaha Wakiillada iyo saddexda xisbi qaran ee WADDANI, UCID iyo KULMIYE, ayaa maanta waxa lagu shaaciyay wakhtiga ay bilaabmayso guddo-galka dhamaystirka Xeerka qaybo qoraalka doorashooyinka Somaliland ay gacanta ku hayaan guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada.

 
mqdefault
 

Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa