Hargeysa (Berbera news) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu mar kale ugu baaqayaa Bahda Saxaafadda Somaliland inay ka waantoobaan wararka fidnada abuuraya ee ay warbaahinta qaarkood ka tabinayaan dhacdada ka taagan Gobolka Saaxil.
This website uses cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.