Hargeysa (Berbera news) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha kaga hadlay Xaaladda Nabadgalyo ee Somaliland, Caddaaladda iyo Dilkii dhawaan deegaanka Biyoole loogu geystay Taliyihii Booliiska ee Gobolka Saaxil Marxuum Caseyr.