Muqdisho (Berbera news) Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac, ayaa dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada Cabdiocasiis, iyadoo qaraxan uu ka dhashay gaadiid yaallay meel ku dhow ilinka laga galo xarunta gaadiidka booliska.
This website uses cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.