Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Ka Hadlay Wada-hadalka U Furmay WADDANI Iyo Isbaahaysiga KULMIYE    

Hargeysa  (Berbera news) Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo waramay Telefishanka Horn Cable TV, ayaa ka hadlay wada-hadalada u bilaabmay xubnihii isbaahaysiga xisbiga KULMIYE ee qaadacay shirkii golaha dhexe ee sannadkii hore lagu qabtay magaalada Hargeysa.

 

Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa