Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Sil Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley + SAWIRRO

Gabiley (Berbera news) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Gabiley, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen boqolaal ka mid ah shacbiga ku dhaqan Gabiley.

1002159_10201479637350631_4875920340314151261_n

Musharax Jamaal Cali Xuseen iyo weftiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gaadheen waxa soo dhaweyn ku qaabilay shacbiga ku dhaqan Gabiley iyo taageerayaasha xisbiga, iyagoo socod lug ah ku soo maray jidadka magaalada Gabiley, waxaana ujeedada safarkoodu ahaa sidii ay bulshada ku dhaqan Gabiley ugaga wacyigelin lahaayeen qaadashada kaadhka Diiwaangelinta codbixiyayaasha.

920836_10201479647830893_2810915134100280713_o

12814709_10201479635910595_5517271821414962497_n

920836_10201479647830893_2810915134100280713_o

10500299_968949159825601_7964183129631368831_n

12108758_968949193158931_2448102488150330767_n

12809577_968949329825584_256258095317388596_n
 
10407317_968949426492241_9041815048333946220_n

12809577_968949329825584_256258095317388596_n

 
 

Halkan ka daawo.


 
 

Berbera news. Hargeysa