“Xafiiskii Madhnaa Ee Aan Ka Xuubsiibtay Ayuu Xiiso Iyo Xarago Madhan Kula Dul Ciiray” Boobe oo U Duur Xulay Siyaasigii Bedelay

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiga Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa hadalo duur xul ah ku ganay siyaasiga Cabdirashiid Xasan Mataan oo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI u magacaabay xilkii Xoghahaha warfaafinta ee uu dhawaan iska casilay.

 “Xafiiskii Madhnaa Ee Aan Ka Xuubsiibtay Ayuu Xiiso Iyo Xarago Madhan Kula Dul Ciiray” Boobe oo U Duur Xulay Siyaasigii Bedelay

Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa