Hargeysa (Berbera news) Inta la ogyahay taariikhda markii u horaysay, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo ka tagay wasiirka arrimaha dibadda, isagoo u baxay dal dibadda ah oo u soo diray martiqaad rasmi ah, sida ay madaxtooyada Somaliland sheegtay.
This website uses cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.