Qasnaddii Wasaaradda Warfaafinta Oo La Jabsaday Iyo Wasiir Caddaani Oo Ka Hadlay

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in la jabsaday Qasnaddii lacagta ee wasaarada warfaafinta habeenkii xalay.

 
 

Wasiir Caddaani waxa kale oo uu sheegay in Qasnada laga labaxay Lacag dhawr malyan oo shilinka Somaliland ah.

Halkan ka daawo.

 

Berbera news.