“Intaas Oo Qarni Bay Soo Jirtay Sandalada Subeer Awal, Waana Lama Taabtaan” Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne

(Berbera news) Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne), ayaa sheegay in Sandalada Subeer ay Awal ay tahay mid qarniyadii la soo dhaafay jirtay, islamarkaana aan cid gaar ahi si fudud ku mijo-xaabin karin.

 Grabbed Frame 1

Halkan ka daawo.


 

Berbera news.