Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Degmada Burco Oo Dhaliilo U Jeedisay Faysal Cali Waraabe, Sheegtayna In Musharraxnimada Jamaal Cali Xuseen Sharciyada Waafaqsan Tahay

Burco  (Berbera news)  Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah  UCID ee degmada Burco Marwo ,ayaa eedo u jeedisay Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

 Grabbed Frame 4

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Degmada Burco waxa kale oo ay sheegtay in Musharraxnimada Jamaal Cali Xuseen ay sharci tahay.

 
 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Berbera news. Burco