Aas Qaran Oo Burco Loogu Sameeyay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir + SAWIRRO

Burco (Berbera news)  Magaalada Burco waxa maanta aas qaran loogu sameeyey ALLE ha u naxariistee Wasiirkii hore ee shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo shalay ku geeriyooday magaalada Burco.

 4

Aaska Marxuumka ayaa waxa ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, madaxda xisbiyada, garabka isbaahaysiga Dimuquraadiyad doonka ee xisbiga KULMIYE iyo dadweyne kale oo tiro badan.

 2377

 8

Halkan ka daawo.



 
 
Berbera news. Burco