Hargeysa (Berbera news) “Waxaanu boobi doonaa dukaamada, hadday kelifto, Ilayn qaab kale oo ku badbaadno ma haynee,” ayuu yidhi Daahir Qorax, oday 76 jir ah oo ku nool magaalada Gaarisa, sidaa waxa lagu bilaabay warbixin xaaladaha abaaraha ba’an ee ka taagan deegaamada Galbeedka dalka uu ka qoray wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka shalay.