KHADRA SINIMO HEES CUSUB OO QISO DHABA XORBAY NOLOSHU KUU TAHAY

✔♫ Xeel Dheeri Garashiyo

✔♫ Xiskiyo Damiirkaa

✔♫ Aadmiga Kala Xadeeyoo

✔♫ Adoo Iga Xishoonayn

✔♫ Xidhiidhkeenii Gooyay

✔♫ Hadaad Xoortay Jacaylkii

✔♫ Kugu Xiiqi Maayee

✔♫ Xorbay Noloshu Kuu Tahay

✔♫ Inta Aan Xayga Ahay

✔♫ Aniguna Xanaaniyo

✔♫ Mid Xaqayga Dhawriyo

✔♫ I Xurmeeya Waan Heli

✔♫ Xushmadiyo Wanaagii

✔♫ Xaqdhawrkii Dhexdeeniyo

✔♫ Xasuustii Dheerreeyd

✔♫ Adaa Xumo Ka Doortoo

✔♫ Xasidkana Dan Moodee

✔♫ Hadaan Xiiso Kuu Qabay

✔♫ Xurmadi Jacaylkiyo

✔♫ Xidhiidhkeenii Waan Jaray

✔♫ Inta Aan Xayga Ahay

✔♫ Aniguna Xanaaniyo

✔♫ Mid Xaqayga Dhowroo

✔♫ I Xurmeeya Waan Heli

 
 
 
https://www.youtube.com/watch?v=i81ZbBF8Vuc