Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee ku sugnaa gobolka Saraar ayaa uga si gudbay maanta gobolka Sool

Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee ku sugnaa gobolka Saraar ayaa uga si gudbay maanta gobolka Sool, gaar ahaan degmada Adhi-cadeeye oo si hagar la’aan ah oo miisaan leh loogu soo dhaweeyey.
Madaxweynuhu waxa uu kaga qaybgalay adhi-cadeeye shir balaadhan oo wakhtigan socda wararkiisana aanu idin soo gudbin doono saacadaha soo socda. la socod wanaagsan
14088637_1029870520460134_7749561788232940475_n 14079861_1029870330460153_7115039955751287988_n 13935136_1029870057126847_5250476277425598719_n 14045805_1029869460460240_4684157169220966275_n 14051579_1029869410460245_8147651991615291371_n 13938562_1029869300460256_4906927452206298257_n 13906600_1029869220460264_671148642714524328_n 13592548_1029869140460272_1354097387654479678_n 14034903_1029869110460275_2858650592226273178_n 14054038_1029869077126945_5451390101473541894_n
 
13934767_1029869063793613_2954579863695156201_n 14022202_1029869023793617_6578393360797417791_n 14045535_1029868937126959_271419716509577336_n 14034826_1029868923793627_761722920398902997_n 14088550_1029868843793635_6699534437791180648_n 14063881_1029868840460302_7176025359762666760_n 14068029_1029868740460312_681819832500616580_n 13900197_1029868737126979_3916570102974133483_n