Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo Qudbad ka Jeediyey Degmada Adhi Cadheeye Waxa uu sheegay in Hadii Cali Khaliif Galaydh Waqti Hore Somaliland iman lahaa uu ka Guuleysan lahaa isaga iyo Madaxwayne Siilaanyo