Qisooyin Ku Saabsan Mucamar Al Qaddaafi (Xogta Dahsoon)

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaab dhaqameedadii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya Muccamar Al-Qaddaafi.