Marwo Faadumo Siciid Oo Si Adag U Durtay Heshiiska Saldhiga MIlateri

(Berbera news) Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,  ayaa eedaymo usoo jeedisay Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo iyo labada gole Guurtida iyo Wakiillada,sidoo kalena waxay si adag uga hadashay saldhiga Milatari ee Xukuumaddu magaalada Berbera ka siisay dawlada Imaaraadka Carabta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Berbera news.