Hargeysa: Taliska Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariyeyaal Xidhan

(Berbera news) Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gaashanle Sare Faysal Xiis oo warbaahinta kula hadley xarunta taliska guud, ayaa  ka hadlay xadhiga Agaasimaha Telefishanka STR Maxamed Baashi X. Xasan iyo Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldaan .

Afhayeenka Ciidanka Boolisku waxa kale oo uu sheegay in ay Boolisku gacanta ku hayaan Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu soo eedeyey sida uu sheegay in uu ka hor-yimid jiritaanka qaranimada Somaliland, isla markaana uu faafinaayey warar been-abuur ah

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Berbera news.