Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Dadkii Ku Dhintay Badda Yemen

(Berbera news) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Kayse, ayaa ka hadlay doontii ay ku geeriyoodeen dad Soomaali ah oo qaarkood ALLE ha u naxariiste ka soo jeedeen Somaliland, waxaanu tacsi u diray eheladii ay ka geeriyoodeen.

Halkan hoose ka daawo faah-faahinta warkan.

Berbera news.