Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Mooshin Ka Dhan Ah Saldhigga Millateri Oo Hor-yaala Baarlamaanka Somalia

(Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay mooshin ka dhan ah Saldhigga Milateri oo dhawaan Xukuumaddu Imaraadka ka siisay Madaarka Berbera, kaas oo la sheegay in la hor-geeyay Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta ku soo laabtay dalka, ayaa warbaahinta la hadlay waxaanu baaq nabadeed u diray laba beelood ee dhawaan ku diriray Koonfurta Gobolka Sool.

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Berbera news.