Xildhibaan Siciid Cilmo Rooble Oo Iftiimiyay Dabaysha Is-bedel Doon Ee Somaliland Ka Jirta

(Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada, islamarkaana ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa bulshada xusuusiyay guushii bishii   January ee sannadkii 2010-kii xisbiga KULMIYE ku kasbaday quluubta shacbiga.

HALKAN KA DAAWO.

Berbera news