Cashuuro ay soo rogtay shirkada Dp World iyo amar ka soo baxay xukuumada Somaliland oo sababay in shaqadii dekeda Berbera istaagto.
nuxurka fariimo ay ganacsatadu u dirtay xukuumada wakhtiyo kala duwan iyo u wareegida dekedaha kale ee gobolka oo ay ku hanjabeen.
Halkan ka daawo