Col. Caarre oo Farriin U Direy Guddida Beesha Garxajis iyo Nuxurka hadalkiisa

Hargeysa-(Berberanews)-Gaashaanle Sare Siciid Cawil, oo ku Magac dheer Caarre, ayaa Fariin ku Sahabsan Xaalada, Xiligan ee Somaliland usoo Direy Gudida Beesha Garxajis oo inta badan ka hadla Mayduucyada Siyaasiga ah ee Ka taagan Somaliland isagoo, arimahaa ka hadlaya Waxa uu yidhi.

“Waxaan La hadlayaa Gudida Beesha Garxajis Waxaanan Leeyahay Markii aan Annigu Buuraha jirey, Waydinkii i odhan jirey Nabedgalayada Ilaaliya, idinkana Waxaan idin Leeyahay hadda Nabedgalayada Ilaaliya” Ayuu yidhi Sarkaal Siciid Cawil ‘Caarre’

Berberanews.com
Info@berberanews.com