Muxuu yahay Mowqifka KULMIYE ee Go’aanka Maxkamadda sare?

Hargeyea-(Berberanews)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga Kulmiye wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye uu si buuxda u aqbalay go’aanka Maxkamada Sare ee Somaliland, kasoo saartay xeerka furista ururrada siyaasada ee muranka dhaliyay.

” Xisbiga WADDANI dariiqii adkaa ee Qarankana loo soo maray garanba maayaan, dhuxulo faraha lagaga gubtay ayay ku dheeldheelayaan”

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ahna Guddoomiye Kuxigeenka Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed