Itoobiya oo Qunsulkeedii Hargeysa u joogey u dallacsiisay Safiir buuxa

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Itoobiya ayaa magacowday 27 Danjirayaal cusub ah kuwaasi oo ay ku jiraan Jeneraalo ciidan.

Diblomaasiyiinta cusub ee danjirayaal u dallacay waxa ka mid ah laba danjire oo Soomaali ah; kuwaasi oo uu kamid yahay Qunsulkii Itoobiya u joogey magaalada Hargeysa Siciid Maxamed Jibriil, isagoo haatan noqonaya safiir buuxa.

Danjiraha kale ee Soomaaliga ah ayaa jooga dalka Baxreyn

Halkan ka akhriso liiskaa Danjirayaasha la magacaabey;

Ambassadors extraordinary and plenipotentiary

1. Tefera Deribew
2. Dessie Dalke
3. Sileshi Bekele (PhD)
4. General Bacha Debelle
5. General Hassen Ibrahim
6. Shitiye Minale (Ms.)
7. Professor Fikadu Beyene
8. Rashad Mohamed
9. Ambassador Jemal Kedir
10. Feysal Aliye
11. Isayas Gota
12. Tsegab Kibebew
13. Tafa Tulu
14. Dr. Genet Teshome
15. Dhaba Dabale
16. Fekadu Beyene

Ambassadors:

1. Asaye Alemayehu
2. Hailay Birhane
3. Awel Wegris
4. Bizunesh Meseret (Ms.)
5. Anteneh Tariku
6. Aklilu Kebede
7. Seid Mohamed
8. Yosef Kassaye
9. Zelalem Birhan
10. Firtuna Dibako (Ms.)
11. Werkalemahu Desta