Maxkamadda Sare ee Itoobiya oo amartay xadhigga Ra’iisal-wasaarihii hore ee dalkaas

Addis Ababa-(Berberanews)–Maxkamadda Sare ee Itoobiya, ayaa amar ku bixisay in la soo xidho Ra’iisal-wasaarihii hore dalkaas Mr. Hayle Mariyam Desalegn.

Hayle Mariyam ayaa lagu eedaynayaa arrimo la xidhiidha musuq-maasuq iyo hanti badan oo la sheegay inuu lunsaday muddadii hayey xukunka dalka Itoobiya.
Ma jiro war rasmi ah oo dawladda Itoobiya ka soo saartay amarka xadhigga Ra’iisal-wasaare Hayle Mariyam Desalegn.

Xigasho:(Ethio-Tube & VOSs TV)