Khasaaraha Dagaal Sanaag ku dhexmaray Alshabab iyo dadka deegaanka

Sanaag-(Berberanews)-Hal qof ayaa ku dhintay dagaal galabta AL Shabaab iyo dadka degaanka ku dhexmaray degaanka Milxo oo ka tirsan gobolka Sanaag .

Al shabaab ayaa muddo aan sii fogeyn laga sheegay degaano ka tirsan Sanaag in kastoo aan hore looga baran joitaankooda halkaasi

Dagaal ayaa Galabta deegaanka milxo ee gobolka sanaag ku dhex maray Shabaab iyo Dadka deegaanka, inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku dhintay

@Bbc Somali