Xildhibaan Guruuje oo sheegay inuu ka khashaafay u-jawaabidda Afhayeenka KULMIYE

” kaftanka maanta, Buuni inaan u xayd xayto waaban ka xishoodey ” .

Sheekaba sheeko ayay keentaaye waxa la yidhi beribaa nin reer ceergaabo ah oo muuse ismaaciila laggu yidhi nin warsangeli ah baa kuusoo gabyey dabeeto wuxuu ugu jawaabey ” Anoo xaamud tuurwaya oo xamaro fuulaaya ,

Warsangeli la xoosh xooshtankeed waaban ka xishoodey .

Imika waa halkaase Anigoo ah Xildhibaan ahmed xildhibaan yuusuf xaaji Nuur , inaan buuni u xayd xayto waaban ka xishoodey.