Ukraine-(Berberanews)-Ukraine waxaa ka sii socda dagaallada, iyadoo ciidamada Ruushku sheegeen inay ka gooyeen marinkii ay Ukraine u lahayd badda.
Magaalooyinka waddankaasi ayaa isku diyaarinaya maalmo adag in ay ka horreeyaan maadaama kolonyo ciidamada Ukraine ah ay ku sii jeedaan magaalooyinka waaweyn oo ay ku jirto caaismadda Kyiv.
Haddaba, waa sidee nolosha dalka Ukraine? saamayn intee la eg ayuu ilaa immika dagaalku ku yeeshay? Arrimahaasi iyo kuwa kale ayuu Xuseen Barre ka waraystay Axmed Saalah Shariif oo 30 sano ku nool dalkaasi Ukraine.
Halkan ka dhegayso.