Muqdisho -(Berberanews)-Allaah ha u naxariistee marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ahayd xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa ku geeriyootay qarax aad xooggan oo ka dhacay gudaha xarun lagu magacaabo Lama-galaay ee magaalada Baledweyne caawa.
Sidoo kale, qaraxa ayaa sababay dhimasho iyo dhaawaca dad kale oo aan tiradooda ilaa hadda si cad loo ogeyn.
FAAHFAAHINTA WARKA QARAXA HALKAN KALA SOCO…..