DEGDEG: Dab weyn oo ka kacay caawa suuq ku yaal Muqdisho

Muqdisho -(Berberanews)-Dab xoog leh, ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaal isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho caawa.

Wax faahfaahin ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay dabka qabsaday mid ka mid ah suuqyada ganacsiga ee magaalada Muqdisho oo ilaa hadda holcaya.
Wixii faahfaahin ah ee ka soo kodha halkan kala soco….