Taliyaha Booliska Somaliland oo ciiddammada faray inay ammaanka Ilaaliyaan

Hargeysa-(Berberanews)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa mamnuucay mudaharaadka mucaaradku ku baaqeen

“Waxaan gabi ahaanba joojinay banaanbaxaydii ay xisbiyada mucaaridku taageerayashooda ugu baaqeen.

Waxaan farayaa ciidamada amaanka inay ka hor-tagaan cid walba oo isku dayda banaanbax aan sharciga waafaqsanyn amaanka gobaladana ay adkeeyaan.”