Djibouti oo beenisay eedo Madaxweyne Biixi u jeediyay

JABUUTI -(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.

Madaxweyne Muse Biixi ayaa yiri “Somaliland arrintaasi kama fileyn dalka Djibuuti.”

Dowladda Djibouti ayaa maanta jawaab ka soo saartay eedda Muuse Bixi, iyadoo iska fogeeysay arrintaas.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.