Trump oo loo Doortay musharraxa Xisbiga Jamhuuriga

MILWAUKEE —(Berberanews)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa xalay si rasmi ah u noqday musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga ee doorashada dhaceysa November 5, 2024.

Trump ayaa magacaabista Jamhuuriga ku aqbalay khudbad uu xalay ka jeediyey xiritaanka shirkweynaha qaran ee xisbiga Jamhuuriga oo lagu soo geba-gebeeyey magaalada Milwaukee.

Halka ka dhegayso Nuur Xasan Nuur ayaa intii ay khudbadda socotay ka wareystay Axmednuur Ugaas oo ka faallooda arrimaha Mareykanka kuna sugan Minnesota.

Dhegayso