Kulan Madaxtooyadda ku dhexmaray Laba ka mid ah Xisbiyada Qaranka

Hargeysa-(Berberanews)-Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani.

SHirkan oo lagaga arrinsanayay arrimaha Doorashooyinka iyo xaaladda dalka oo ay u ballansanaayeen saddexda Xisbi Qaran, ayaa waxaa ka muquurtay Xisbiga Waddani oo gebi ahaanba aan ka soo qaybgin.

Halkan ka daawo waxyaabihii shirka lagaga wada hadlay.