Hargeysa (Berberanews)- Gudidda Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaddaha Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka.mid ah saraakiisha masuuliyiinta xisbiga Waddani.
Qoraalka gudidda Anshaxa ayaa soo saaray qoraalkan.