Ethiopia-(Berberanews)-Wasirka Gaashaandhiga dalka Imaraadka carabta, ahna dhaxal sugaha imaaratka carabta aya cawa booqoasho rasmi ah kusoo gaadhay dalka Ethiopia.
Waxa gaagiiga diyaradha ee calimiga ah ee Addisbaba kuso dhaweyay raysal wasaraha dalka Itoobiya Dr.Abiy ahmed Ali
safarkan ayaa imanya xili xalaada geeska ay marayso meel xasaasiya, gaar ahaan Ethiopia iyo Somalia, ka dib heshiiskii is afgarad ee dhexmaray Somaliland.