Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan kula qaatay Taliyiyaasha Ciidamada JSL. Kulankan ayaa waxaa lagaga hadlay amniga guud iyo diyaargawga doorashada Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka JSL 13 November 2024.

This website uses cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.